#SHEEKO_GAABAN #QOSOL #LACAG #LA_AAN #AH
------------------------------------------------------------------------------
Nin somali Ah ayaa tagay carabta, ninka waxa layi Raahdaa NUUR Ninkuna aad Buu u madoobaa.
Hadaba waxaa dhacay in ninkii Somaliga Ahaa Ninkale Oo Saxiib Ahaayeen is arkeen Ninkii isaga oo u Yeedhaya Yidhi ( Nuuroow,Nuuroow).
Nin Carab Ah Ayaa Eegay Nuurka La Sheegayo Waaba Nin Madaw.
Markaas Ayuu Yidhi Eraygan
( #in_Haadaa_Nuurikum_Fakayfa_Kaana_Dulaamikum)
Hadii ka idinku Cad Yahy Kan, idiinku Madawna Waakee.
Friday, October 12, 2018
Wednesday, October 10, 2018
ninkii timir abuuryi ninkii tiin talaalaba taariikhdu way waarin
xikmad
ninkii timir abuuriyo
ninkii tiin talaalaba taariikhdu
way waarin
ninkii timir abuuriyo
ninkii tiin talaalaba taariikhdu
way waarin
Sheeko iga yaabisay ar nagaa
Saaxibkiin Ahmed aj soo diyaadshay
Sheeko aan caadi aheen
Jawiga saq dhexe
nin taksila ah ayaa baaburkiisa
Waxaa soo fuushay gabar Shidan
Oo macaan ah taksiga xogaa
Markii uu socday ayay darishada
Furtay markaasu dhahay
Dariishada naga xir
Qabow uma adkeysan karo
Waayo todoba bilood ayaa kudhashay
Hadana xogaa kadib naagtii sigaar
ayay shidaty markaasu dhahay
Sigaarka naga demi urkiisa
Uma adkeysan karo waayo
Todoba bilood ayaan kudhashay
Naagti inta ey xanaaqday oo
Is celin weysay ayey lugaha kala qaaday
Kadibna waxey dhahday maraxoow
Gal meshaan oo labada bil ee kuu
Dhiman soo dhameyso
Subscribe to:
Posts (Atom)
Sheeko Cajiib ah!
Cajiib Wiil iyo Gabar ayaa aad isu jeclaa. Waxay ku heshiiyeen inay is guursadaan balse waa la isu diiday, lagana hor istaagay. Maadaama ay...
-
Cajiib Wiil iyo Gabar ayaa aad isu jeclaa. Waxay ku heshiiyeen inay is guursadaan balse waa la isu diiday, lagana hor istaagay. Maadaama ay...