Friday, October 12, 2018

#SHEEKO_GAABAN   #QOSOL   #LACAG #LA_AAN #AH
------------------------------------------------------------------------------
Nin somali Ah ayaa tagay carabta, ninka waxa layi Raahdaa NUUR Ninkuna aad Buu u madoobaa.
Hadaba waxaa dhacay in ninkii Somaliga Ahaa Ninkale Oo Saxiib Ahaayeen is arkeen Ninkii isaga oo u Yeedhaya Yidhi ( Nuuroow,Nuuroow).
Nin Carab Ah Ayaa Eegay Nuurka La Sheegayo Waaba Nin Madaw.
Markaas Ayuu Yidhi Eraygan
( #in_Haadaa_Nuurikum_Fakayfa_Kaana_Dulaamikum)
Hadii ka idinku Cad Yahy Kan, idiinku Madawna Waakee. 

No comments:

Post a Comment

Sheeko Cajiib ah!

Cajiib  Wiil iyo Gabar ayaa aad isu jeclaa. Waxay ku heshiiyeen inay is guursadaan balse waa la isu diiday, lagana hor istaagay. Maadaama ay...